September 21 2017 02:03:11
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    Daawo sawirada:---Jaaliyada Reer Hiiraan ee Denmark oo Casho Sharaf u sameeysay Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka C/llaahi Goodax Bare iyo Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan Mudane Cabdifitaa Xassan a
    News  wararka New Page 1
    Isniin 17 /11-2014 Wafuuuda kasoo Kicitantay ee uu Horkacayay madaxweynaha Somaliya Mudane xassan Sheekh ayaa ku soo hoyatay Crown Hotel ee Magaalada Kobenhengen.

    Jaaliyada Reer Hiiraan ee Magaalada Kobenhegen ayaa si wanaagsan u soo dhaweeyeen Wasiirka Arrimaha Gudaha C/llaahi Goodax Bare iyo Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan Mudane Cabdifitaa Xassan afrax oo ay la qaateen Qado sharaf aad u sareeysay taasoo uu soo qabanqaabiyay Gudoomiya Jaaliyada reerkaasi ee denmark Cabdimaalik Osman iyo dhamaan Maamulaka Jaaliyada,


    Dadka halkaa iskugu yimid ayaa badankood waxa ay ka kala yimaadeen Swedan, Gobolada Denmark iyo waliba dhamaan magaalada casimada Kobenhegen xaafadaheeda fog-fog.


    Cashda kadib Waxaa warbixin hufan halkaa ka jeediyay Wasiirka Arimaha Gudaha ee Somaliya Mudane Goodax isagoo ku dheeraaday ahmiyada ay leedaha nabada iyo wada shaqeeynta dadka Qubaha Jooga iyo kuwa wadankii hooyo joogaba.


    Qudbada wasiirka kadib Su-aalo kala duwan oo aad ubadan ayaa laweeydiiyay mudanaha Si Libaaxnimo leh ayuuna ugu jawaabay iyadoo suaaluhu ay u badnaayee Gobolka Hiiraan wuuna kajawaabayay, taasi oo aad u farxad galisay dhamaan kasoo qeebgalayaashii casho sharafta loo sameeyay iyo madaxda reer Hiiraan iyadoo aynan cid kale ku dhexjirin suaaluhuna ay ahaayeen kuwa aan waxbo liisu reeban wasiirkuna uu ugu jawaabayay isagoo dadka ka qusulsiinayay.

    Waxaa sidoo kale Halkaa Marti inoogu ahaa digtooreeso Faadumo sheekh Cali Jimcaale oo dadaal ugu jirta sidii wax ay ugu qaban laheed Isbitaalka Baledweyn, kuna howlan sidii ay u tagi laheed Gobolka iyadoo kala munaaqashootay Gudoomiyaha iyo wasiirkaba.
















    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    Xildhibaanada Hiiraan iyo Shirka H
    New Page 1

    casho sharaf Denmark
    Tataarka
    Dhacdooyinks Yaabka Leh
    Daawo Yaabka Aduunka

    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Wafuuda Turkiga Baledweyn
    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.01 seconds 21,104,457 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014