September 21 2017 02:03:35
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    Daawo Baledweyn:------Wafuud ka Socoyo Dowlada Turkiga oo Kadagay Garoonka Ugaas Qaliif Ugaas Rooble ee Baledweyn ahna Caasimada Gobolka Hiiraaaaaan .........
    News  wararka New Page 1
    Wafdigan oo ka koobnaa 5 xubnood oo ka kala socday Safaarada Turkiga ee Soomaaliya iyo Hay’adda Bisha Cas ee dalka Turkiga, islamarkaana uu la socday guddoomiyaha Gobolka, Cabdi Faarax Laqanyo iyo Kuxigeenkiisa dhinaca maaliyada ayaa gaaray maanta magaalada Beladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan.

    Halakaan Ka dhageeyso


    Wafidga ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ee Ugaas Khaliif ku soo dhaweeyay xubnaha Maamulka Gobolka, kan Degmada, Saraakiisha ciidamada, Odayaasha dhaqanka iyo qeybaha bulshada waxaana shir jaraaid ay ku qabteen garoonka diyaaradaha ee magaalada Beladweyne.

    Wafdigan Dowladda Turkiga ah ayaa loo soo galbiyay xarun ku taalla gudaha magaalada, iyagoo booqday xarumo ay ka mid yihiin dugsiga sare ee Axmed Warsame, Suuqa Xoola iyo Isbitalka Guud ee magaalada Beladweyne, iyagoo soo indho indheeyay xaalada guud ee xarumahaasi ka jirta.

    Wafdiga Turkiga ah ayaa kaddib Kormeerkii ay ku kala bixiyeen Xarumahaasi guud, waxey sheegeen in ay wax weyn ka qaban doonaan baahiyaha ka jira magaalada Blaedwyne.

    Xubnaha Turkiga ah ayaa kulan la qaatay Gobolka Hiiraan, kan degamda Baledweyne, Saraakiisha Ciidamada iyo Odayaasha Dhaqanka, iyadoo warbixino ku aadan soo dhawen iyo in gobolku uu u baahanyahay waxqabad balaaran loo gudbiyay Safiir ku-xigeen ka Safaarada Turkiga ee dalka oo wafiga ka mid ahaa, waxuuna sheegay in uu fariinta gaarsiin doono Safiirka iyo dowlada dalka Turkiga.

    Wafdigaan Turkiga ah ee tegay Baledweyne ayaa ah kii ugu horreeyey ee Turki ah ee taga magaalada Baledweyne ee xarrunta gobolka Hiiraan waxaa la filayaa in Turkigu mashaariic horumarineed ka fuliyo Gobolka Hiiraan, taasoo ay ugu soo horeyso dib u dhiska wadada dheer ee dhaxmarta gudaha magaalada Baledweyne.


















    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    Xildhibaanada Hiiraan iyo Shirka H
    New Page 1

    casho sharaf Denmark
    Tataarka
    Dhacdooyinks Yaabka Leh
    Daawo Yaabka Aduunka

    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Wafuuda Turkiga Baledweyn
    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.01 seconds 21,104,491 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014