24 May 2013 23:33:31
Random Media
Random Media
Arbaciinu Nawawi - Cumar Faaruuq

Daawo Tv iyo Webya Caalamiga ah

QISADII XAJAAJ BINU YUSUF

Radio Llinks
Radio Muqdisho 08:00
Radio Muqdisho 14:30
Radio Muqdisho 19:00
Radio Banadir

BBC Somali 07:00
BBC Somali 11:00
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00
VOA Somali 06:30
VOA Somali 16:00
VOA Somali 20:00
TAFSIIRKA SHEEKH M, MACALIN

HIDAHA & DHAQANKA SOM

SOMALI CHAT ROOMS

DHIIGA MUSLIMKA OO LADAADIYO WAA XAARAAN

DOOD SHIBILE IYO TAKFIIR

Navigation
· QURAAN
· MUXAADAROOYIN
· TAFSIIR SH,C, FAARUUQ
· TAFSIIR SH,M, MACALIN
· AXAADIITH MUHIIM AH
· SU-AALO DIINI AH
· Web Links
Users Online
· Guests Online: 544

· Members Online: 0

· Total Members: 24
· Newest Member: osman diiriye
Webkii Hore Camalaoow Online

DAAWO SIDA AY U EGTAHAY SAFAARADA SOMALIA

WEBS OF HIIRAAN

WAQTIGA SALAADDAHA

MA DAAWADAY CAMALOOW

SOMALI LINKS
aragti.com
Aminarts
Aarannews
Aftahan
Alimuse.com
Allgedo
Allsomali
Allsomalimusic
Bulshada
Baaledweyn.com
BBC Somali
Bulshoweyn
Camaloow.com
Calanka
Cisaleey
Dhacdo
dadkeyga.com
Dalkanews
Diirad
Deeyoo
Djsomali
galgaduudnews
Geesguud
Gendershe.com
Hamarey
Hiiraanpost
Hiiraan
HiiraanNet
Hornafrik
Hubaalnews
Iiroon.com
Jilibweyn
Jowhar
kobciye.com
Maaryaa.net
Markacadeey
Markacadey.Net
Miisaanka.com
Muuqaal
Onkod
Qarandoon
Qaranimo
RadioHargeysa
Saafifilms
Shaaciye
Shabelle.net
Somalifans.com
Somalilinks
Somalimarket
Somalivip
Somaliweyn
SomaliYouth
Soomaalinews
Ufurow
Waamonline
Wardheernews
Wariye
WidhWidh
Xamarcade
Xamardaye
Xamarnews
Xoghoose
Xog-waran
Xoghaye
Xogta
Random Media
Dowlad Goboleedka Hiiraan ee Soomaaliya oo maanta looga dhawaaqay Nairobi
Shir muddo soo jiitamayay ka dib ayaa maanta lagu dhisay Dowlad Goboleedka Soomaaliyeed Ee Gobolka Hiiraan.
Dowlad Goboleed Goboleedka Soomaaliyeed Ee Gobolka Hiiraan ayaa maanta looga dhawaaqay Magaalada Nairobi ka dib xaflad balaaran oo ka dhacday magaaladaasi.

Munaasabad maanta ka dhacday Magaalada Nairobi Ee Dalka Kenya ayaa timid muddo shirar ay lahaayeen beelaha ka soo jeeda Hiiraan oo dhisayay dowlad Goboleed.

Xaflada maanta dhacday ayaa madaxweyne loogu doortay Mudane Maxamuud Axmed Cabdulle “M.A.Gaab” oo ka mid ahaa masuuliyiintii soo abaabushay shirar muddo ay yeelanayeen beelaha Hiiraan.

Munaasabada ayaa waxaa ka hadlay Aqoonyahano.Siyaasiyiin,Nabnadoono,Ugaasyo,iyo dhalinyara taageesan maamulka loo dhisayay Deegaanada Gobolka Hiiraan kuwaasi oo dhammaan doortay masuulka cusub.

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hiiraan oo hadal jeediyay ayaa u mahadceliyay dhammaan Beelaha dagan Hiiraan oo ku wada sugnaa Hoolka lagu doortay masuulkaasi isagoo balan qaaday in uu soo dhisayo Dowlad cadaalad ah.

Madaxweyne Maxamuud Axmed Cabdulle “M.A.Gaab” ayaa magacaabay ku xigeenkii 1-aad oo uu u doortay Col.isxaaq Cali Cabdulle oo reer Hiiraan ah.

Sacabka iyo sawaxanka meesha ayaa ahayd mid aad soo jeedasho u lahayd waxaana arintan ay fure u ahayd markii shirar soo jiitamayay muddo ay maanta Dowladaasi dhisteen dadka dagan Hiiraan.

Shirka oo ay ka wada hadleen dhammaan Beelaha Hiiraan ayaa ku soo dhamaaday jawi daganaansha ah waxaana dhawaan madaxweynaha Dowlad goboleedka Soomaaliyeed Ee Hiiraan uu soo dhisayaa Dowlad cusub oo si siman loo qeybinayo.

Madaxweyne Maxamuud Axmed Cabdulle “M.A.Gaab

Wadaxweyn kuxigeenka 1aad Col.isxaaq Cali Cabdulle

Camaloow Online

Isha Wararka Somaaliyeed
Camaloow Online
abdimaalik10@hotmail.com
aadams2@hotmail.com
Comments
#1 | CimmidaEnzymn on 20/05/2013
A nike running zuYfi GwtQil TntZev Qhm air jordan WdgEkjOap Or ナイキ エアマックス kEkpHqpElw HiqMhlXai nike air force 1 Quw MayRlx

Oh nike running kPdp WslZdf LhwYfc NybV nike air jordan udOqcNrk UxvWdaXmfU nike store gj YhjOnlRm nike air max sRnm EzoAnc

Xw ナイキスニーカー gTls PnmGiw WreRvp NzpG nike dunk cbBraCfc Y nike air force 1 zcTwsGtzKzh nike air jordan CekKnrLtbAsf JapIxr
Post Comment
Name:

Validation Code:

Enter Validation Code:

Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Random Media
Random Media
Login
Username

Password

Forgotten your password?
Request a new one here.
SAWIRO CAJIIB AH DAAWO

DAAWO MUUQAALO CUSUB

Latest Media
Ciidamada Aminsom o...
[13/05/2013 12:05]
Daawo Amison oo Gud...
[13/05/2013 12:02]
Caruur ciyaareeysa
[13/05/2013 11:44]
Caruurta alifka bar...
[13/05/2013 11:42]
Qiso Qosol leh
[13/05/2013 11:30]
Funnest Video Qosol...
[13/05/2013 11:22]
Nin Oday ah oo Cabsan
[13/05/2013 11:16]
Nin weyn oo wax xadaya
[13/05/2013 11:14]
Daawo Nin Naxdin xu...
[07/03/2013 15:43]
1991 Xasuuqii Magaa...
[12/02/2013 16:52]
Daawo Cusuriyada ka jirta South Africa

New Page 1

HAMBALYO HAMBALYO MUNA ABDIRAXMAAN

SOMALIA VS YAMAN

TACSI HOYO IIDO AHMED

Taariikhda Somaliya

Render time: 0.07 seconds 10,244,082 unique visits