September 28 2016 19:19:59
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    Ciidamada Wadanka Turkiga oo gudaha u galay waqooyiga Dalka Ciraaq iyo PKK oo Meel ay kabaxday La La yahay ...........
    News  wararka New Page 1
    Ciidamada miltariga dalka Turkiga ayaa maalintii shalay gudaha u galay waqooyiga Dalka Ciraaq, Saraakiisha Ciidamada hogaamineysa ayaana shaaca ka qaaday in ay halkaasi ka fulinayaan howlgalo gaar ah.

    Galitaanka Milatariga Dalka Turkiga ay galeen ayaa noqoneysa markii ugu horeesay tan iyo sanadii 2011-kii , waxaana saraakiisha Turkiga xaqiijiyeen in howlgal ay uga aargudanayaan kooxda PKK ay halkaasi kasoo fulin doonaan.

    Turkiga ayaa ku eedeeyay falaagadan inay ka dambeysay weeraro bambaanooyin wadada dhinaceeda la dhigay loo adeegsaday oo Axaddii iyo Talaadadii shalay ay ku dhinteen 16 ka mid ah milatariga dalkaas iyo 14 boolis ah

    Iyagoo aan faahfaahin badan bixin ayaa saraakiisha Turkigu waxey sheegeen in ciidamadoodu ay guaha u galeen Ciraaq iyagoo baacsanaya xubno ka tirsan xisbigan oo Turkiga laga mamnuucay Jabhadda PKK ayaa dagaal kula jirtay Turkiga tan iyo sanadkii 1984tii, waxaana colaadda labada dhinac ku dhintay tan iyo markaa -dad lagu qiyaasayo 40 kun oo qof.
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Name:

    Validation Code:


    Enter Validation Code:

    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    Xildhibaanada Hiiraan iyo Shirka H
    New Page 1

    casho sharaf Denmark
    Tataarka
    Dhacdooyinks Yaabka Leh
    Daawo Yaabka Aduunka

    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Wafuuda Turkiga Baledweyn
    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.03 seconds 10,928,078 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014