December 10 2018 04:13:53
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan, C/fataax oo iibsan Rabo xaruntii Daraawiishda iyo Qeeyladhaan Ka Timid Odayaasha ..............
    News  wararka New Page 1
    Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan, C/fataax Xasan Afrax ayaa amar ku bixiyay in la beenayo xeradii hore ee daraawiishta (Ex Wiil-waal ) ee magaalada Beledweyne oo hadda ah dugsi ay wax ku bartaan tiro ka badan 2200 oo arday ah iyo dhulka ay ku fadhiyaan bakhaaradii ADC-da.

    Arrintan oo noqotay Hadal-haynta ugu badan ee Magaalada Beledweyne, ayaa Waxaa War qoraal ah kasoo saaray Golaha Dhaqanka Gobolka Hiiraan oo sheegay in marnaba aysan aqbali doonin sidda ay hadalka u dhigeen in la baneeyo xerrada daraawiishta oo hadda ah dugsiga Hoose, Dhexe Sare ee Mujamac-Dhiiba-Atacliimi iyo dhulka bakhaarada ADC-da.

    Sidoo kale, Waxaa HOL xiriir lasoo sameeyay xildhibaanno ka tirsan baarlamanka Somaila oo ku sugan Muqdisho, kuwaasoo si weyn uga soo horjeestay arritan, iyaga oo sheegay aan la iibin karin dhulkaas oo ahaa mid Qaran bulshada oo dhanna u dhaxeeya.

    Xubno iyagana ka tirsan maamulka degmada oo warbaahinta kula hadlay Baladweyne ayaa sheegay inaysan ka War-qabin Qorsahan lagu baneynayo Dhulka Xeradii Daraawiishta iyo Bakhaarada ADC-da, waxaa ay dowladda ugu baaqeen in ay arrintan soo fara-galiso.
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.02 seconds 28,901,009 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014