December 10 2018 06:52:21
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    Saraakiisha Kenya oo sheegtay in boqolaal dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab ku sugan yihiin kenya...............
    News  wararka New Page 1
    Saraakiisha Ammaanka Kenya ayaa sheegay in boqolaal ka tirsan dagaalyahanada Al-Shabaab ay saldhig ku leeyihiin Keymaha fog ee Boni, iyadoo Ciidamada Milateriga Kenya oo taageeraya diyaaradaha qumaatiga u kaca ay bilaabeen howl gallo.

    Howl galkan ayaa waxaa amray Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta, iyadoo kumanaan qoysas oo ku sugan keymahaas lagu wargeliyay inay ka guuraan dhulka keymaha Boni Illaa saddex kun oo qoys oo degenaa keymaha Boni ayaa bilaabay inay isaga cararaan, si aanay saameyn ugu yeelan howl galada bilowday, waxaana dadka ay ka cabsi qabaan in dhibaatooyin loo geysto.

    Wasiirka Arrimaha Gudaha Kenyan Joseph Nkaisserry ayaa sheegay in saddex boqol dagaalyahanada Al-Shabaab oo ku sugan keymaha Boni ay kaga soo duulaan magaalooyinka Kenya.

    Sidoo kale waxaa uu sheegay in dhulka keymaha Boni ay ka sifeyn doonaan dagaalyahanada Al-Shabaab ee ku dhuumaaleysanaya, waxaana howl galkan Kenya ku dhawaaqday uu yahay kii saddexaad tan iyo markii Ciidamada Kenya gudaha u soo galeen Soomaaliya sanadkii 2011.

    Wargeyska The Star ee ka soo baxa dalka Kenya ayaa dhowaan qoray in dhulka keymaha fog ee Boni Al-Shabaab ku leeyihiin xeryo ay ku tababaraan dagaalyahanada.
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.01 seconds 28,903,525 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014