December 10 2018 04:50:22
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    Dowladda Sacuudiga ayaa xaqiijiyay in ilaa 717 ruux ay ku dhinteen isbuurashada, halka sideed boqol ka badan ku dhaawacmeen.
    News  wararka New Page 1
    7 ruux oo Soomaali ah ayaa ilaa iyo hada la xaqiijiyay inay ku dhinteen Isbuurashadii shalay ka dhacday xajka, gaar ahaan meel banaanka ka ah Masaajidka Xaramka, xilli xujeyda oo gudaneysa waajibaadka xajka, kana soo laabtay sheydaan-tuurka ay isbuurteen.

    Ahmed Aadan Digaal (Ahmed Safiina) oo ka mid ah Guddiga Xujeyda Soomaalida oo la hadlay Idaacada VOA ayaa sheegay in todobada ruux ee ku dhimatay shilkaas ay afar ka mid ah ka yimaadeen dalka Kenya, halka saddexda kalena ay dhinaca Soomaaliya ka yimaadeen.

    “Tirada aan hada heyno ee Soomaalida ku dhintay Isbuurashada waa todobo ruux, waana ka badan kartaa tirada”ayuu yiri Axmed Safiina.

    In ka badan todobo kun oo Soomaali ayaa ka mid ahaa Xujeydii sanadkan xajineysay, waxaana ay ka kala yimaadeen dalka gudihiisa iyo dibadiisa.

    Dowladda Sacuudiga ayaa xaqiijiyay in ilaa 717 ruux ay ku dhinteen isbuurashada, halka sideed boqol ka badan ku dhaawacmeen, waxaana bilowday baaritaanka shilkan oo guddi u saartay dowladdu.

    25-kii sano ee la soo dhaafay ayaa shilal ay ka dhaceen xajka, iyadoo sanadkii 1990 ay aheyd sanadkii ugu badnaa ee ay xujey ku dhintaan, xilligaasoo 1400 xujey ah ay dhimatay.
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.02 seconds 28,901,595 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014