December 10 2018 12:08:18
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    War Culus:-----Ciidamada Al-shabaab oo La Wareegay Deegaanka Camaara ee Mudug iyo Dhulbahanta ( SCC) oo Garab Siinaya si ay Maamulaka Puntland ula Dagaalamaan.
    News  wararka New Page 1
    War Culus:-----Ciidamada Al-shabaab oo La Wareegay Deegaanka Camaara ee Mudug iyo Dhulbahanta ( SCC) oo Garab Siinaya si ay Maamulaka Puntland ula Dagaalamaan.

    Ciidamada Xarakada Al-shabaab ayaa lagu soo waramayaa in saaka ay la wareegeen deegaanka Camaara ee gobalka Mudug.

    Dad ku sugan deegaankaasi ayaa u xaqiijiyay Camaloow online in ay ka war heleen ciidamo badan oo Al-shabaab ah, islamarkaana deegaankooda kusoo qulqulaya.

    Lama soo warin in dagaal ay halkaasi ku qabsadeen iyo in kale, hase ahaatee waxay fariisimo ka sameysteen dhowr jiho oo magaalada Banaanka ka ah.

    Illaa iyo hadda lama oga uljeedka Al-shabaab ee qabsashada deegaankaasi, iyadoo xaaladda ay tahay mid deggan.
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.01 seconds 28,908,321 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014