December 10 2018 06:39:43
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    Dhageeyso:-----Shir looga hadlayo Mooshinka ka dhanka ah Madaxweynaha oo Muqdisho ka Furmaya.........
    News  wararka New Page 1
    Waxaa maanta Magaalada Muqdisho ka Furmaya Shir wada Xaajood ah oo lagu dhex dhaxaadinayo Xildhibaanada Mooshinka ka wada Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo

    Xildhibaanada ka soo horjeeda Mooshinka,waxaana ka qeyb galaya Sida la Xaqiijiyay Madaxweynaha iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka iyo Xildhibaanada iska soo horjeeda.

    Guddoomiyaha Baarlamaanka oo Shalay war Qoraal ah soo saaray ayaa sheegay in maanta oo ah 7 October uu shirkaasi wada Xaajoodka ah ka furmayo Magaalada Muqdisho.

    Xildhibaan Maxamed Cumar Maxamuud oo ka mid ah Baarlamaanka ayaa sheegay in Kulanka maanta uu qabsoomi doono islamarkaana la gor feyn doono kala Aragti duwanaanta Xildhibaanada si horay loogu sii socdo.
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.02 seconds 28,903,333 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014