December 10 2018 06:43:22
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    War Dag dag ah:-----Wiil uu adeer u yahay Madaxweynaha Soomaaliya oo saaka lagu dilay Muqdisho ................
    News  wararka New Page 1
    War goor dhow na soo gaaray ayaa sheegaya in dabley hubeysan ay saaka ku dileen degmada Wadajir Wiil uu adeer u yahay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.


    Sida ay sheegayaan wararka dableyda hubeysan oo gaari wadatay ayaa rasaas ku furay gaari uu la socday Dr. Liibaan Cusmaan Cilmi oo aabihii oo dhowaan ku geeriyooday magaalada Nairobi ay isku hooyo ahaayeen madaxweyne Xasan Sheekh

    Dr, Liibaan ayaa la sheegay inuu ka howl galayay Isbitaal ay leeyihiin Imaaraadka Carabta oo ku yaalla magaalada Muqdisho.

    Wararka ayaa intaa ku daraya Dr Liibaan uu ku soo waxbartay mid ka mid ah dalalka Geeska Afrika.
    Ma jirto illaa iyo hada cid sheegatay dilkan, mana jirto wax war ah oo ka soo baxay Hey’adaha ammaanka dowladda
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.02 seconds 28,903,396 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014