December 10 2018 12:44:39
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    Guddoomiye Kaliil oo weli laga dalbanayo in uu ka tanaasulo xilkiisa ............
    News  wararka New Page 1
    Guddoomiye ku xigeenka Koowaad ee Maamulka Gobolka Gedo Max’ed Xuseen Al Qaadi ayaa faah faahin ka bixiyay kulamo masuuliyiin ka tirsan maamulka Jubba iyo Guddoomiyihii Gobolka Gedo uga socdo Magaalada Garbahaareey ee Gobolkaasi.

    Mr Al Qaadi ayaa shaaca ka qaaday in kulamadaasi horumar la taaban karo laga gaaray islamarkaana Masuuliyiinta labada dhinac ay wax badan tanaasul ka sameyeen sida uu hadalka u dhigay.

    Mr Al Qaadi ayaa waxa uu beeniyay warar maalmahaan dambe la isla dhexmarayay oo sheegayay in kulamada labada dhinac u socdo ay qarka u saaran yihiin in ay guul dareystaan, wuxuuna hoosta ka xariiqay in Kaliil lagu qancinayo in uu Tanaasulo.
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.02 seconds 28,908,944 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014