December 10 2018 04:03:15
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    Maamulka Isra’il ayaa sheegtay In Kenya ay ka caawin doonto la dagaalanka Xarakada Al Shabaab ee ka dirirta Soomaaliya waxaana Isra’il
    News  wararka New Page 1
    Maamulka Isra’il ayaa sheegtay In Kenya ay ka caawin doonto la dagaalanka Xarakada Al Shabaab ee ka dirirta Soomaaliya waxaana Isra’il ay tilmaamtay in tababarro iyo saanad ciidan ay ku kaabeyso dowladda Kenya. sida ay qortay shabeele.

    Isra’il ayaa ballan qaaday in ay Kenya ka taageeri doonto La dagaalanka dhaq dhaqaaqa Al Shabaab bishii Abril ee sanadkaan kadib weerarkii lagu qaaday Jaamacadda Magaalada Gaarisa halkaas oo Al Shabaab ay ku dileen illaa 148 Arday oo wax ka baranayay Jaamacaddaasi.

    Ra’iisul Wasaaraha Isra’il Benjamin Netanyahu ayaa horay Madaxweynaha Kenya u ballan qaaday taageero in uu siinayo dowladdiisa iyadoona kulan dhawaan Ra’iisul Wasaaraha Isra’il iyo Madaxweyne Ku xigeenka Kenya William Ruto uu ku ballan qaaday Netanyahu in uu fulin doono ballanqaadkiisii hore.

    Ugu dambeyn Netanyahu ayaa shaaca ka qaaday in Sirdoonka Isra’il uu la shaqeyn doono kan Kenya si ay u weedaaraan xogaha looga hortagayo qataraha Al Shabaab.
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.01 seconds 28,900,843 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014