December 10 2018 12:25:07
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    War Culus askari ka tirsan Ciidanka Muniishibiyada Gobolka Banaadir ee qaabilsan Canshuur qaadista ayaa maanta 3 qof
    News  wararka New Page 1
    War Culus askari ka tirsan Ciidanka Muniishibiyada Gobolka Banaadir ee qaabilsan Canshuur qaadista ayaa maanta 3 qof oo rayid ah waxa uu ka dhaawacay degmada Xamarweyne ee Gobolka Banaadir.

    Sida ilo Goob Joogayaal ah ay Sheegeen in nin askari ahrasaasta ku furay kadib markii ay fahmi waayeen nin ganacsado ah oo uu ka doonayay lacagta canshuurta.

    Intaas kadib ayaa la sheegay in askariga falkaas geystay uu meesha isaga baxsaday , waxaan arrintaan ay imaaneysa xilli muddooyinkii dambe qaato shacabku ka taagnaayeen qaadista canshuuraha oo aan cadeyn meesha ay si rasmi ah ugu dhacdo.
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.01 seconds 28,908,589 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014