December 10 2018 03:46:01
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    Dhageeyso Xilka Qaadistii Muungaab iyo Muungaab oo dib ugu soo laabtay Magaalada Muqdisho iyo Waxa laga Filaaya............
    News  wararka New Page 1
    Guddoomiyihii Gobolka Banaadir ee xilka laga qaaday Xasan Max’ed Xuseen Muungaab ayaa maanta din ugu soo laabtay Magaalada Muqdisho.

    Muungaab ayaan weli wax war ah siinin Warbaahinta iyadoo ilo ku dhow dhow ay Shabelle u xaqiijiyeen in uu guddi u saaray qaban qaabada muunaasabadda uu xilka ku wareejinayo.

    Xil ka qaadista Muungaab ayaan weli la sababeyn iyadoona muddooyinkii dambe ay soo ifbaxayeen warar sheegayay in khilaaf uu kala dhexeeyay Madaxweynaha Soomaaliya.

    Guddoomiyaha Cusub ee La Magacaabay Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa la sheegaa in saaxiibo dhow ay yihiin Madaxweynaha Soomaaliya isagoo aad uga soo qeyb qaatay xilliga uu ololaha ugu jiray Xasan Sheekh Doorashadii Madaxtinimo ee sanadkii 2012.



    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.01 seconds 28,900,569 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014