December 10 2018 12:29:58
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    Dagaal Qaraar oo iminka kasocdo Gobolka Bakool ee Maamulka ......................
    News  wararka New Page 1
    Wararka aan ka heleyno degmada Xudur ee Gobolka Bakool gaar vahaan deegaanka Garasweyn ayaa ku soo warramaya in dagaal culus uu maanta ka dhacay deegaankaas.

    Dagaalka ayaa u dhexeeyay Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo dhaq dhaqaaqa Al Shabaab, iyadoona sida dadka deegaanka ay ku warrameen la isugu adeegsaday hubka nuucyadiisa kala duwan.

    Max’ed Macallin Guddoomiyaha Degmada Xudur oo aan wax ka weydiinay dagaalka maanta ka dhacay nawaaxiga Xudur ayaa sheegay in illaa 50 dagaalyahan ay ka dileen dhaq dhaqaaqa Al Shabaab ayna ku soo furteen illaa 40 qori oo hub ah.

    Dhinacooda Al Shabaab war ay soo dhigeen barahooda Internetka ayey ku sheegeen in deegaanka lagu dagaalamay ee Garasweyn ay weli iyagu gacanta ku hayaan ayna khasaaro gaarsiiyeen dhinaca kale ee Cidamada huwanta ahi.
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.01 seconds 28,908,668 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014