December 10 2018 07:18:39
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    Isbaarooyin kusoo Baday Gobolka Sh.Hoose iyo Xildhibaan Dhalxa oo ka Digay ................
    News  wararka New Page 1
    Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo ka mid ah Mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka dalbaday Wasaarada Difaaca ee Xukuumadda Soomaaliya in ay wax ka qabato dhibaatooyin shacabka Gobolka Sh.Hoose ku heysto Degaano ka tirsan Gobolkaasi.

    Prof, Maxamed Cumar Dalxa ayaa tilmaamay in Rag ku labisan dareeska Ciidamada Dowladda in ay jidgooyooyin dhigteen Deegaano ka tirsan Gobolka Sh.Hoose kuwaasi oo lagu dhibaateeyo Shacabka ku dhaqan Gobolkaasi.

    Dhinaca kale, Xildhibaan Dalxa ayaa sheegay in Odayaasha Gobolka Sh.Hoose ay u soo gudbiyeen dhibaatooyinka lagu hayo Shacabka iyo Gaadiidka halkaasi isaga kala goosha isagoo carabka ku dhuftay meelaha ugu daranna ay tahay Degmada Afgooye.

    Mr. Dalx ayaa tilmaamay in Maamulka Degmada Afgooye uu yahay mid dabacsan islamarkaana loo baahan yahay in dib u habeyn lagu sameeyo.

    Hadalka Xildhibaanka ayaa waxuu imaanayaa Xili Muddooyinkan dambe ay cabasho ka soo yeereysay Dadka ku dhaqan Gobolka Sh.Hoose taasi oo ku aadan dhibaatooyin sida ay sheegayaan ay ku qabaan isbaarooyin la soo dhigay Degaano ka tirsan Gobolka Sh.Hoose.
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.02 seconds 28,903,952 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014