December 10 2018 03:21:45
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    Qorshahii ODAWAA oo Fashilmay & Xildhibaanada oo Wada arin dhabar Jabin ah...........................
    News  wararka New Page 1
    Guddigii Farsamada maamul u sameynta gobolada Hiiraan iyo Sh/dhexe ee ay dhowaan magacawday Wasaaradda arrimaha gudaha iyo federaalka dowladda Federaalka ayaa la sheegay in gebi ahaan la laalayo, kadib muran iyo is mari waa’ ka dhashay guddigaasi.

    Wadahadallo muddo ka socday Muqdisho oo ay hogaaminayeen xildhibaanada kasoo jeeda beelaha labada Gobol ayaa sheegaya in xildhibaanada qaarkood ay soo jeediyeen in 31 xubnood laga dhigo guddiga farsamada, taasoo qeybinteeda ay ka diideen beelaha yaryar ee gobolka, waxaana markii ugu danbeysay ay noqotay in meesha laga saaro guddiga farsamada oo la waayay qaab ay beelaha labada gobol ugu heshiin karaan.

    Wararkii ugu danbeyay ee aanu kahelno warbaahinta camaloow online ayaa sheegaya in Guddigii Farsamada ee dhowaan uu magacawday Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo ka koobnaa 14 xubnood meesha laga saaray.

    Iiyadoo lagu bedelayo in arrinta farsamada ay la wareegto wasaaradda oo maamuli doonta shirka oo sidoo kale la isla gartay qeyb ahaan inuu ka dhaco magaalada Jowhar, iyadoo caasimada maamulka cusub ay noqoneyso magaalada Buula-Burte..
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.01 seconds 28,900,167 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014