December 10 2018 06:16:35
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    Rasul-wasaaraha Somaliya iyo Uhuru-kenyaatta-oo-telfoonka-ku-wada-hadlay-qorshihii-cc-oo-fashilmay.......
    News  wararka New Page 1
    Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke ayaa la sheegayaa inay Khadka telefoonka kuwada hadleen Madaxweynaha dalka Kenya Uhurro Kenyatta.

    Labada mas’uul ayaa kawada hadlay xiisada iminka ka taagan Xadka u dhexeeya Somalia iyo Kenya, waxa uuna Cumar C/rashiid Madaxweyne Uhurro Kenyatta u sharaxay caqabada ka heysata darbiga laga dhisaayo xadka iyo go’aanada is xigxiga oo ay soo saarayaan BFS.

    Cumar ayaa Kenyatta ka dalbaday in Dowladiisu ay qaboojiso xiisada taagan, waxa uuna ku wargaliyay in DFS ay wafdi arrintaasi kala hadlaya usoo diri doonaan si loo dajiyo xaalada kacsan.

    sidoo kale, Cumar C/rashiid Madaxweynaha Waxaa uu ugu baaqay hadii ay suuragal tahay in shaqaalaha wada dhismaha darbiga ay si KMG ah usii hakiyaan inta ay wafdiga ka socda Dowlada Somalia ay ka gaari doonaan Kenya.

    Uhurro ayaa isaga ka caga jiiday in la hakiyo dhismaha darbiga balse waxa uu ballanqaaday in wafdiga ka socda DFS ay si wanaagsan ula dhaqmi doonaan.

    Uhurro Kenyatta ayaa Ra’isul wasaare Cumar u sheegay inuu aaminsan yahay inaysan jirin xadgudub ay ku sameeyen xadka kala dhexeeya Somalia, balse waxa uu cadeeyay in DFS ay ku qanci doonto calaamadaha kala qeybiya labada dal.
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.01 seconds 28,902,940 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014