December 10 2018 04:28:03
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    Guddi xaqiiq raadin ah ayaa maanta u ambabixi doona degmada Beled-Xaawo ee Gobolka Gedo,......................
    News  wararka New Page 1
    Guddi xaqiiq raadin ah ayaa maanta u ambabixi doona degmada Beled-Xaawo ee Gobolka Gedo, iyadoo guddigan ay ka kooban yihiin Wasiiro iyo Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya.

    Wafdigan ayaa qiimeyn ku sameyn doona inta uu la eg yahay dhulka ay Kenya ku soo xadgudubtay iyo qaabka uu u socdo dhismaha ay kenya ka wado xuduuda.

    Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) ayaa sheegay in wafdigan xaqiiq raadinta ee maanta tagaya Beled-Xaawo ay u kuur gali doonaan xaaladaha dhabta ee ka jirta Xuduuda.

    Xildhibaan Maxamuud Cali Magan oo xubin ka ah wafdiga ayaa sheegay inay kormeeri doonaan xuduuda, waxaana uu xusay in wixii ay meesha ku soo arkaan u gudbin doonaan Baarlamaanka iyo Xukuumadda.

    Dhinaca kale Guddoomiyaha degada Beled-Xaawo Yuusuf Maxamed C/qaadir ayaa sheegay in dowladda Kenya ay joojisay howlihii calaamadeynta ay ka waday xadka, waxaana uu tilmaamay in sabata ay u joojiyeen ay tahay markii ay si aad ah uga qeyla dhaamiyeen mas’uuliyiinta iyo siyaasiyiinta Soomaaliyeed.

    Guddoomiyaha degmada Beled-Xaawo ayaa sheegay inuu rumeysan yahay in Kenya aysan ka taansulin damaceeda, isla markaan ay dhici karto inay dib u billaabi doonto arrintan.
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.01 seconds 28,901,228 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014