December 10 2018 07:22:01
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    Kenya oo ku Ciil baxday Soomaalida Nairobi kadib Go’aankii DF Somalia...................
    News  wararka New Page 1
    Taliyaha Guud ee Boliska magaalladad Nairobi, Japheth Koome ayaa sheegay inay 33 dhallinyarro Soomaaliyeed oo aad u da’ yar ku qabteen qeybo ka mid ah Nairobi

    Waxa uu sheegay inay dadkaasi haysanin Waraaqaha caddaynayo inay ku joogi karaan Kenya.

    Taliyihi waxa uu tilmaamay in raggaasi da’da yar la soo taagi doono Maxkmaad si loogu oogo Dembiga la xiriira Sharci la’aanta ay ku joogeen Kenya.

    “Haddii uu qof qaxooti ahaan halkan u joogay ama arrin kale, isagoo aan haysanin waraaqaha fasaxa, waxa uu noqonayaa Dembiile” ayuu yiri Taliye Japheth Koome.

    Dhinaca kale, Taliyahaasi waxa uu tilmaamay in isbuucii hore la qabtay in ka badan 160-qof oo Soomaali oo ku sugnaa magaalladda Nairobi, kuwaasi oo sharci la’aan ku jooga Kenya.

    Waxa uu sheegay in la adkeeyey Ammaanka, iyadoo loo diyaar garoobayo Booqashadda Baadariga Masiixiga, Pope Francis ku imaanayo Kenya.
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.02 seconds 28,904,004 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014