December 10 2018 05:47:13
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    Al-shabaab oo sheegtay in Sargaal ka tirsan Ciidanka Puntland ay ku dileen Gaalkacyo.......
    News  wararka New Page 1
    Wararka ka imaanaya Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta u ah Gobolka Mudug ayaa sheegaya in Xalay halkaa lagu dilay sargaal ka tirsan Ciidamada Maamulka Puntland ee ku sugan Waqooyiga Magaalada Gaalkacyo.

    Sargaalka oo Magaciisa lagu soo gaabiyay C/kariim ayaa la sheegay in ay dileen Rag Bastoolado ku hubeeysan,kuwaas oo dilka ka dib Goobta iskaga baxsaday.

    Wararka ayaa sheegaya in Sargaalka la dilay ee Magaciisa lagu sheegay C/kariiim uu dhawaan Tababar ku soo qaatay dalka dibaddiisa.

    Sidoo kale Ururka Al-shabaab ayaa sheegtay Mas’uuliyada Dalka Sargaalkaasi,waxaana ay intaa ku dareen in lagu dilay Howlgal Qorsheysnaa.

    Al-shabaab ayaa Dhowe jeer Dilal iyo Qaraxyo ka geeystay Waqooyiga Magaalada Gaalkacyo ee Maamulka Puntland.
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.02 seconds 28,902,454 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014