December 10 2018 03:36:46
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    War Dag Dag ah:------Puntland Oo Wariye Caan ah ku xirtay Magaaladda Garowe..................
    News  wararka New Page 1
    Wariye lagu magacaabo Jaamac Yuuuf Jaamac oo ka tiran Telefeshinka Somalichannel ayaa goor dhawayd lagu xiray magalada Garowe, ka dib markii la sheegay in wasiirka warfaafintu amray in la xiro wariyaasi oo shaqo joojin horay loogu sameeyay.

    Jaamac Deperani ayaa xarigiisa loo aanaynayaa waraysi uu habeen ka hor la yeeshay wasiirka arrimaha gudaha dowladda Federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Axmed Odawaa kaasoo arrimo badan kaga hadlay.

    Ma jirto hadal kasoo baxay dowladda oo ku aadan xariga Jaamac Deperani, bale waxaa jirtay shaqo joojin uu wasiirka warfafintu horay ugu sameeyay, amarkaasi oo uu Jaamac ka biyo diiday kuna tilmaamay mid aan sharciga waafaqsanayn, Ururka suxufiyiinta Puntland ee MAP ayaa Durba Cambaareeyay Xarigan.
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.02 seconds 28,900,404 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014