December 10 2018 12:23:59
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    war dag dag ah:----Maamulka Puntland oo Codsaday in ay Heshiis lagalaan Maamulka Galmud state .................
    News  wararka New Page 1
    Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Maamulka Puntland Maxamuud Xasan Soocadde oo la hadlay Idaacadda BBC laanteeda Afka Soomaaliga ayaa ka hadlay Dagaalkii dadku ay ku dhinteen ee Magaalada Gaalkacyo ku dhexmaray Ciidamo kala taabacsan Maamulada Galmudug iyo Puntland.

    Maxamuud Xasan soocadde ayaa sheegay in Maamulka Puntland uu diyaar u yahay wada hadal ay la galaan Maamulka kale ee Galmudug.

    “Puntland waxaa ay diyaar u tahay in ay la hadasho Maamulka Galmudug oo Puntland waligeed ma raadin Colaad Nabadda ayey ka shaqeysaa”ayuu yiri Soo caddeShalay ayey aheyd markii Dagaal u dhexeeya Ciidamada Puntland iyo Galmudug uu ka dhacay
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.01 seconds 28,908,563 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014