September 28 2016 04:00:23
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    Baarlamaanka Soomaaliya ayaa u Codeeyay Sharciga Maalgashiga Shisheeye
    News  wararka New Page 1


    Baarlamaanka Soomaaliya ayaa u Codeeyay Sharciga Maalgashiga Shisheeye,waxaana Kulanka Baarlamaanka soo xaadirtay ilaa 157 Mudane.

    Sharciga Maalgashiga Shisheeye ayaa waxaa u Codeeyay 143 Mudane oo ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya.

    Sidoo kale Baarlamaanka ayaa Warbixin ka dhageysanaya Guddigii loo diray qiimeynta Xaduuda ay wadaagaan Soomaaliya iyo Kenya oo la sheegay in Kenya ay ku soo Xad gudubtay Dhulka Soomaaliya.

    Sidoo kale Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Xukumadda ugu baaqay in Guddi Farsamo ay u dirto Arrinta Muranka Xaduuda Soomaaliya iyo Kenya.

    Dhanka kale Xildhibaanno ka mid ah Baarlamaanka ayaa soo jeediyay in la Adkeeyo Sharciyada Arrimaha Dhulka,Cirka iyo Badda Soomaaliya
    Comments
    #1 | asKexmzlp4x on August 25 2016 09:15:35
    http://buy-prednisone.trade/ - prednisone http://cymbaltacost.trade/ - help with cymbalta cost http://diclofenacsod.bid/ - voltaren cream
    Post Comment
    Name:

    Validation Code:


    Enter Validation Code:

    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    Xildhibaanada Hiiraan iyo Shirka H
    New Page 1

    casho sharaf Denmark
    Tataarka
    Dhacdooyinks Yaabka Leh
    Daawo Yaabka Aduunka

    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Wafuuda Turkiga Baledweyn
    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.05 seconds 10,922,302 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014