December 10 2018 06:03:11
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    War Culus:----Kooxo Hubeysan ayaa 2 qof waxaa maanta ay ku dileen Xaafadda Suuq Boocle ee degmada Dharkeynleey ee Gobolka Banaadir.
    News  wararka New Page 1
    Kooxo Hubeysan ayaa 2 qof waxaa maanta ay ku dileen Xaafadda Suuq Boocle ee degmada Dharkeynleey ee Gobolka Banaadir.

    Labada qof ee la dilay ayaa la sheegay in mid ka mid ah uu ahaa Askari ka tirsan Minishiibiyada Canshuurta uruurisa halka qof kalena uu ahaa Sarifle.

    Dableyda dilka geysatay oo la sheegay in ay Bastoolado ku hubeysnaayeen ayaa kadib dilka meesha isaga baxsaday.

    Dilka kadib ayaa waxaa goobta soo gaaray Ciidamo ka tirsan kuwa ammaanka dowladda Soomaaliya oo baaritaano halkaas ka sameeyay kuwaas oo aan la sheegin weli cid lagu soo qab qabtay.
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.01 seconds 28,902,729 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014