December 10 2018 04:39:17
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    War Dag Dag ah:----Xaafado kamida Gaalkacyo oo gubanayo iyo Dagaalkii oo socdo .............
    News  wararka New Page 1
    Wararka haatan naga soo gaaray magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in xaalada kamida magaalada ay gubanayaan islamarkaana la arkayo qiic iyo holac kabaxaya.

    Gubayashada xaafadaha ayaa yimid kadib markii hoobiye lagu garaacay waxaana wararka sheegayaan goobolaha gubanaya ay isugu jiraan xaafado iyo xarumo ganacsi.

    Ilaa iyo hada la soo sheegin gubashada goobahaasi qasaaro nafeed oo ka dhashay in kastoo inta badan horey looga barakacay xaafadaha kala duwan magaalada Gaalkacyo.

    Wararka ayaa tilmaamaya in goobaha gubanaya ay kuyaalan waqooyiga magaalada iyadoona wali dagaalka uu kasii socdo bartamaha Gaalkacyo.
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.02 seconds 28,901,428 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014