December 10 2018 13:09:01
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    War dag dag ah:----- Ciidamo ka amar qaato Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan oo Gadoodsan, Xirtayna wadada Halboowlaha ee Baledweyn...............
    News  wararka New Page 1
    Ilaalada gudoomiyaha gobalka hiiran C/Fataax Xasan Afarax oo ka careysan in gudoomiyaha Gobolkaasi lo soo wado magalada muqdisho si wax loga weydiyo dilkii loo geystay mahdi sheqalow oo baladweyne lagu dilay una shaqeynayey hey’ada main action ayaa manta xirtay wadada halbawlaha u ah magaladas oo marta bartamaha magalada.

    Ciidamada ayaa dalbanayey in baladweyne lagu soo ciliyo gudoomiyaha si uu shaqadiisa u wato nhadii kalana ay jari donaan isku socodka magalada gabi ahaanba.

    Odayasha dhaqanka magalada baladweyne ayaa u tagay ciidamada si ay u furan wadadaas waxaana odayasho ay muda kadib ku guuleysteen arintaas.

    Wararkii ugu dambiyey Ee ka imanaya baladweyne ayaa shegayo in xalada magalada ay tahay mid degan in kastoo wali isku socodka dadka iyo gadiidka uu gaabis ku jiro.


    Gudoomiye c.fataax ayaa wafdigii dowlado ay u dirtay in ay soo baraan dilka mahdi sheqalow waxa ay u soo wadeen magalada muqdisho in kastoo aaan war rasmi ah laga soo saarin waxaa kale uu xabsiga la dhigay 9askari oo ilaaladiisa ka tirsaneyd.
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.02 seconds 28,909,315 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014