December 10 2018 04:36:56
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    Iska horimaad iyo Qaraxyo Xoogan oo ka dhacay magaalada Marka ee Gobolka Sh.Hoose....................
    News  wararka New Page 1
    Wararka laga helayo Magaalada Marka ee Xarunta Gobolka Sh.Hoose ayaa sheegaya in iska horimaad Culus uu halkaasi ku dhexmaray Ciidamo ka tirsan kuwa Maamulka iyo Kooxo hubeysan.

    Iska horimaadkan ayaa yimid kadib markii Maleeshiyaad hubeysan oo saldhiga ku leh Duleedka magaalada ay Weerar xoogan ku qaadeen Fariisimo Ciidamada Dowladda Soomaaliya ay ku leeyihiin gudaha Magaalada Marka.

    Dhinaca kale, Kooxo hubeysan ayaa bambaanooyin waxey ku weerareen fariisimo Ciidamada Dowladda ay ku leeyihiin Magaalada Marka ee Xarunta Gobolka Sh.Hoose.

    Weerarkan ayaa ka dhashay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac inkastoo aan weli la cayimin halka uu la egyahay.

    Ugu dambeyn, Mas’uuliyiinta Maamulka Degmada oo la hadlay Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Weerarkaasi kadib ay Ciidamada soo qab qabteen dhowr ruux oo lala xiriirinayo Weeraradaasi.
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.03 seconds 28,901,398 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014