December 10 2018 03:21:31
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    Wasaaradda Arrimaha Dibadda Dalka Korea ayaa afar baabuur oo kuwa martida ah ugu deeqday wasaarada arrimaha dibadda dowladda FS.
    News  wararka New Page 1
    Wasaaradda Arrimaha Dibadda Dalka Korea ayaa afar baabuur oo kuwa martida ah ugu deeqday wasaarada arrimaha dibadda dowladda FS, iyadoo deeqdan oo ah tii ugu horreysay oo ay Korea siiso Somalia si gaar ah uga mahad-celisay wasaaradda arrimaha dibadda Somalia.

    Gaadiidkan ayaa wasaaraddu u adeegsan doontaa martida ajnabig ah ee dalka soo booqata, waxayna qayb ka noqon doonaan dadaalo ballaaran oo wasaaradda lagu qalabeyn doono, laguna tayeyn doono habsami u socodka shaqo iyo shaqaale.

    Sidoo kale, wasaaradda arrimaha dibadda Somalia ayaa xustay inay hiigsanayso isbedello shacabka Soomaaliyeed loogu adeegayo, iyadoo la ilaalinayo xorriyada, madax-banaanida, Qaranimada, Midnimada iyo Wadajirka ummadda Soomaaliyeed

    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.02 seconds 28,900,159 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014