December 10 2018 03:21:45
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    Maamulka Somaliland ayaa ka hadlay markii ugu horeysay sarkaal sirdoonka Itoobiya ka tirsan oo lagu dilay magaalada Hargeysa.
    News  wararka New Page 1


    Maamulka Somaliland ayaa ka hadlay markii ugu horeysay sarkaal sirdoonka Itoobiya ka tirsan oo lagu dilay magaalada Hargeysa xili uu u joogay howlo shaqo, waxaana arintaani loo xirxiray tiro dad ah.

    Wasiir ku xigeenka amniga Somaliland Maxamed Muuse ayaa sheegay in uu jiro dilkaasi loo geystay sarkaalka Itoobiyaanka ah, isla markaana baaritaano kala duwan lagu hayo.

    Wasiir ku xigeenka oo saxaafadda kula hadlaayey magaalada Hargeysa ayaa sheegay in koonfurta magaalada Hargeysa uu ka dhacay dilkaasi xili magaalada ay ku sugan yihiin wafdi wasiiro Itoobiyaan ah, wuxuuna tilmaamay in arintaasi ay gacanta ku hayaan hay'addaha amniga, ayna jiraan cadeymo muujinaayo cida ka danbeysa dilkaasi iyo tuhun intaba.

    Wasiirka oo wax laga waydiiyey in magaaladda Hargeysa kooxo kale oo aan asal ahaan ka soo jeedin Somaliland inay falal dilal ah ka gaysan karaan ayuu sheegay inay dhici karto, isla markaana wuxuu ku dooday inay ka dhacdo wadamada kale ee adduunka, waxaana mar kale la waydiiyey in ONLF ay wax ka gaysan karaan Hargeysa gudaheeda, wuxuuna ku jawaabay?.

    “ONLF, Al-Shabaab way ka gaysan karaan, oo ninka dambiga samaynayaay dal kasta ayuu ka gaysan karaa, Addis Ababa ayuu ku gaysan karaa, New York ayuu ka gaysan karaa Hargeysana wuu ka gaysan karaa” ayuu ku dooday wasiir kuxigeenka.

    Xiliga uu dilkaan dhacayay ayaa waxaa magaalada Hargeysa ku sugnaa wasiiro ka socday Itoobiya iyo maamulka kililka shanaad ee Itoobiya.
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.02 seconds 28,900,168 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014