December 10 2018 03:21:30
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    Baladweyn:-------Xabad Joojin la kala dhex dhigay Maleeshiyaadkii ku dagaalamay Baladweyne................
    News  wararka New Page 1
    Beelihii ku dagaalamayay Maalmihii la soo dhaafay Magaalada Baladweyne ee Gobolka Hiiraan ayaa Xabad Joojin la kala dhex dhigay.

    Heshiiska la kala dhex dhigay dhinacyada isku hayay Baladweyne ayaa ka dambeeyay kadib markii Wafdi Xukuumadda Soomaaliya ka tirsan iyo Masuuliyiin ka socda Maamulka Galmdug ay gareen Magaalada Baladweyne.

    Yuusuf Axmed Dabageed oo ah Guddoomiyihii hore ee Gobolka Hiiraan ayaa cadeeyay in la isku raacay illaa 3 qodob oo ay ka mid yihiin in Xabadda la joojiyo , lana kala qaado Maleeshiyada labada dhinac.

    Dagaallo saako ka dhacay Baladweyne ayaa la soo wariyay in dadkii ku dhintay uu ka mid ahaa Sarkaal Ciidamada dowladda Federaalka ka tirsanaa gaar ahaan Ciidamadii la kala dhex dhigayay Maleeshiyada dagaalameysay.
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.02 seconds 28,900,158 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014