December 10 2018 04:05:35
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    Xildhibaan Daahir Aamin Jeesow oo qeyb ka ah wafdi Dowlada Soomaaliya ay u dirtay Magaalada Baladweyne ee Gobolka Hiiraan oo la hadlay idaacadaha maxaliga ah
    News  wararka New Page 1
    Xildhibaan Daahir Aamin Jeesow oo qeyb ka ah wafdi Dowlada Soomaaliya ay u dirtay Magaalada Baladweyne ee Gobolka Hiiraan oo la hadlay idaacadaha maxaliga ah ee Muqdisho ayaa waxaa uu sheegay in Wasaarada Gaashaandhiga Soomaaliya ay wado qorshe lagu qarameynayo Maleeshiyaadkii dhawaan ku Dagaalamay Galbeedka Magaalada Baladweyne.

    Mudane Daahir Amiin Jeesoow ayaa tilmaamay in wafdiga Dowlada Soomaaliya ee ku sugan Magaladaasi ay ku Guuleysteen kala qaadista Maleeshiyaadkii halkaasi ku dirirsanaa isagoona qeexay in Maleeshiyaadkaasi la geyay Xerooyin ku yaala Duleedka Magaalada Baladweyne.

    Xildhibaan Jeesow ayaa sidoo kale sheegay in maanta wada hadal galaya wajigiisa labaad laga furayo Magaalada Baladweyne waxuuna ugu baaqay Odayashaasha dhaqanka in ay muujiyaan tanaasul.

    Ugu dambeyn, hadalka Xildhibaanka ayaa waxuu imaanayaa Xili maalmo ka hor Dagaal Beeleedyo ka dhacay Galbeedka Magaalada Baladweyne ay ku dhinteen ugu yaraan 20 Ruux.
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.01 seconds 28,900,882 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014