December 10 2018 12:23:36
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    Warbixin Culus:-----Madaxweyne Xassan sheikh iyo Waxgaradka Gobolka Hiiraan oo isku maan dhafsan halka lagu qabanyo Shirka Maamulka Hiiraan iyo Jowhar.......
    News  wararka New Page 1
    Xassan sheekh Maxamuud iyo Wafdi uu Hogaaminayo oo ku sugan Magaalada Baladweyne ayaa Xalay ilaa Maanta kulamo ka qaadanaya waxgaradka odayasha dhaqanka iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada ku dhaqan Magalada Baladweyne islamarkanaa kala hadlay dhismaha Maamulka Goboleedka Hiiraan iyo Jowhar.

    Waxgaradka Gobolka Hiiraan ayaa muuqada kuwa ka biyo diidsan wareegto dhawan ka soo baxay Xafiiska Madaxweynaha Soomaliya Xassan sheekh Maxamuud oo lagu sheegay in Gogasha shirka lagu qabanayo Magalaada Jowhar islamarkana Caasimada dowlada Goboleedka ay tahay Magalada Bula burde iyado ariintaasi ay si weyn ugu soo horjeestan waxgaradka Gobolka Hiiraan.

    Warar ay heshay Hiiraan Xog ayaa sheegay in Waxgaradka Gobolka Hiiraan iyo Madaxweynaha ay isku maan dhafsan yihiin Ariinta la Xirirta in Gogasha shirka lagu qabto Magalaada Baladweyne islamarkana waxagaradka Gobolka Hiiraan ay ku adkeysteen in Gogasha shirka ay ka fidsan tahay Magalaada Baladweyne.
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.02 seconds 28,908,552 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014