December 10 2018 12:47:09
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    Hiiraan:-------Banaanbax looga soo horjeedo Gogosha Jowhar oo ka dhacay Magaalada Baladweyne ...............
    News  wararka New Page 1
    Magaalada Baladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan oo tan iyo Isniintii aan ka soo gudubnay ay ku sugnaayeen Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Xasan Sheekh Max’ud iyo Wafdi uu hoggaaminayo iyagoo kulamo kula qaadanaya Odayaasha dhaqanka ee Gobolka Hiiraan ayaa maanta waxaa Magaaladaasi ka dhacay dibad bax ballaaran oo ay dhigayeen boqolaal dadweyne ah oo u badnaa haween iyo Caruur.

    Dadka maanta Banaanbaxa ka dhigayay Magaalada Baladweyne ayaa la sheegay in ay ka careysnaayeen islamarkaana ka soo horjeedeen Wareegto maalmo ka hor ka uu soo saaray Madaxweyne Xasan Sheekh ee uu ku Magacaabay Madasha gogosha shirka maamul u sameynta Gobollada Shabeelaha Dhexe iyo Hiiraan la dhigayo oo uu ku qeexay in ay noqoneyso Magaalada Jowhar.

    Mid ka mid ah Haweenkii isugu soo baxay maanta Magaalada Muqdisho ee dibad baxa dhigayay ayaa Shabelle u sheegtay in ay ka gadoodsan yihiin Magaalada Jowhar ay marti geliso , shirka maamulka loogu dhisayo labada Gobol.

    Masuuliyiin uu ka mid yahay Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa ku sugnaa maalmihi la soo dhaafay Magaalada Baladweyne halkaas oo ay ka wadaan kulamo gooni gooni ah oo ay kala hadlayaan Odayaasha Gobolka Hiiraan sidii ay u xaadiri lahaayeen Madasha maamul u sameynta Gobollada Shabeelaha Dhexe iyo Hiiraan oo loo cayimay Magaalada Jowhar iyadoo ay xusid mudantahay in durba ay soo if baxday dad aan la dhacsaneen arrintaas kuwaas oo si cad u qaadacay.
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.01 seconds 28,908,985 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014