December 10 2018 06:24:22
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    Dadkii Xoog looga qaaday halkii ay daganaayeen, dadkaan oo deganaa Wakaaladii hore ee Filimadda oo Xoog looga saaray .......................
    News  wararka New Page 1
    In ka badan 22 Qoys oo daganeyd Wakaaladii hore ee Filimada Soomaaliya taas oo ku taala Dagmada Xamar Weyne ee Gobolka Banaadir ayaa Maanta waxaa Gabi ahaanba laga saaray Dadkii daganaa kuwaas mudo dheer ay Hoy u aheyd Xarunta Wakaalada Filimida Soomaaliyeed.

    Dadkan oo qaarkood lahadlay Warbaahinta ayaa waxaa ay sheegeen in Saaka Subaxdii hore kusoo tooseen iyaga oo ay agagaarka oo dhan Ciidamo Boolis ah buuxaan kuwaas oo ku war galiyey in Guriga isaga baxaan.

    Midka kamida Odayaasha daganaa Xarunta Wakaalada Filimada ayaa waxaa uu sheegay in ay aysan horay u jirin wax digniin ah oo lasiiyey taas oo ku aadan in gurigaas isaga baxaaan.

    Dadka ayaa waxaa ay Madaxda Dowlada Federaalka ee Soomaaliya ka codsadeen arrintooda wax laga qabto iyagoona tilmaamay in hada waxa ku dhagan aysan aheyd Wasaarada Warfaafinta Soomaaliya taas oo ay hoos tagto Wakaalada Filimada.

    Taliyaha Ciidanka Booliska ee Gobolka Banaadir Cali Xirsi Barre Cali Gaab oo Warbaahinta qaarkeed lahadlay ayaa waxaa uu sheegay in Dadka Mudo Dhowr Bilood ka hor ah u digeen una Sheegeen in Gurigaas isaga baxaan.
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.01 seconds 28,903,056 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014