December 10 2018 04:50:03
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    War Dag Dag ah:---Khilaafka Sacuudiga iyo Iran ayaa Wuxuu Sababay in Daacish Qabsadaan Magaalo Muhiim ah ............................
    News  wararka New Page 1
    Dagaalyahanada Daacish ayaa weerar culus ku qaaday magaalada Istiraatiijiga ah ee Xaditha, halkaasoo boqolaal ruux lagu dilay dagaal socday saddex maalmood.

    Weerarka Daacish ee Xaditha ayaa yimid, 10 maalmood kadib markii laga saaray inta badan Gobolka Anbar, gaar ahaan caasimada gobolkaas ee Ramadi oo ciidamada Ciraaq la wareegeen, taasoo aheyd mid ka mid ah guulihii ugu weynaa ee ay soo hoyaan Maleeshiyooyin qabaa’il ah ayaa ka qeyb qaatay dagaalka ka dhanka ah Daacish, iyadoo ciidamada Ciraaq ay wehlinayeen.

    Xoogagga Daacish ayaa ku soo weeraray magaalada Xaditha illaa 250 dagaalyahano iyo in ka badan 100 gaadiidka dagaalka oo badankood ay waxyaabaha qarxa ku xirnaayeen.

    Isbaheysiga uu hogaaminayay Mareykanka ayaa sheegay inuu Ciidamada Ciraaq dhinaca cirka ka taageeray, isla markaana dilay in ka badan 100 dagaalyahano Sidoo kale waxaa dagaalka ku dhintay tobanaan ka tirsan Ciidamada Ciraaq iyo 25 maleeshiyooyinka qabaa’ilka ah.

    Afhayeenka Isbaheysiga uu hogaaminayo Mareykanka Col Steve Warren ayaa sheegay in Daacish ay lumiyeen 40% dhulka Ciraaq, isla markaana aanay wax horumar ah sameyn tan iyo bishii May sanadkii 2014.
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.01 seconds 28,901,591 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014