December 10 2018 04:40:43
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    Shirkii Kismaayo oo maanta mar kale dib u dhacay iyo Shariif Sakiin oo Ka danbeeyay in uu Dib u dhaco .......................
    News  wararka New Page 1
    War ka soo baxay Madaxtooyada Maamul Goboleedka Soomaaliyeed ee Jubbaland ayaa lagu Cadeeyay inuu maanta baaqday Shirkii Madasha Qaran ee ka Furmi lahaa Magaalada Kismaayo Ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose.

    Warka ka soo baxay Madaxtooyada Koofur Galbeed ayaa lagu sheegay in maanta uu dib u dhacay Shirkii lagu balansanaa inuu maanta oo Isniin ah ka Furmo Magaalada Kismaayo.

    Sidoo kale Warka ka soo baxay Madaxtooyada Jubbaland ayaa lagu Xaqiijiyay in Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka ay bari oo Talaado ah tagayaan Kismaayo islamarkaana uu halkaa isla bari ka Furmi doono Shirka.

    Kismaayo ayaa waxaa ku sugan Madaxweyneyaasha Maamul Goboleedyada iyo Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya iyo waliba Xubno ka tirsan Beesha Caalamka.
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.02 seconds 28,901,449 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014