December 10 2018 07:19:23
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    Allah ha u naxariistee waxaa maanta Qarax ka dhacay inta u dhaxeysa Muqdisho iyo Afgooye ku dhintay Ganacsade Xaaji Abuukar Hiraabe Calasow oo ka mid ahaa Ganacsatada Caanka ka ah Gobolka Shabellaha H
    News  wararka New Page 1

    Allah ha u naxariistee waxaa maanta Qarax ka dhacay inta u dhaxeysa Muqdisho iyo Afgooye ku dhintay Ganacsade Xaaji Abuukar Hiraabe Calasow oo ka mid ahaa Ganacsatada Caanka ka ah Gobolka Shabellaha Hoose.

    Ganacsade Xaaji Abuukar Hiraabe Calasow ayaa la sheegay inuu ku dhintay Qarax ka dhacay wadada isku xirta Muqdisho iyo Afgooye,iyadoo aan la ogeyn in Gaarigiisa loogu xiray iyo inuu Qaraxu wadada ku aasnaa.

    Meydka Ganacsade Xaaji Abuukar ayaa la geeyay Degmada Afgooye ee Gobolka Shabellaha Hoose,iyadoo uu Abuukar Hiraabe Calasow uu ka mid ahaa Ganacsatada Caanka ka ah Gobolka Shabellaha Hoose.
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.02 seconds 28,903,960 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014