December 10 2018 03:36:10
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    War Culu:--Ciidamo ka tirsan Dowladda iyo Dad Shacab ah oo ku dagaalamay Siinka-dheer..............
    News  wararka New Page 1
    Degaanka Siinka-Dheer ee duleedka Magaalada Muqdisho Wararka aan ka heleyno waxaa ay sheegayaan in halkaas uu Dagaal ka dhacay kaas oo u dhaxeeya Ciidanka Dowladda Soomaaliya iyo Dadka Degaanka.
    Dagaalka ayaa waxaa uu bilowday kadib markii Ciiidanka Dowladda ay Dadka ku bilaabeen in ay ka bixiyaan Guryaha ay dagan yihiin balse arrintaas ay ka horyimaaden qaar kamida Dadka Deegaanka sida lasheegay.
    Waxaa wararku sheegayaan in 1 qof uu Dagaalkaas u dhintay halka dhaawacuna uu intaas ka badan karo.Sidoo kale Dadka Daganaa Siinka-Dheer ayaa isaga cararay Xaafadahooda si-uusan saameyn Dagaalku ugu yeelan.

    Qaar kamida Dadka isaga Cararay Guryahooda oo lahadlay Idacada Kulmiye ayaa waxaa ay sheegeen in hada Xaladoodu adag tahay ayna ku jiraan Dad danyar oo aanan awoodin in ay baxaan.


    Wali Saraakiisha Ciidanka Dowlada Soomaaliya iyo Maamulka Gobolka Banaadir midna kama hadlin Arrintan, waxaase jirta Burburinta Guryo lagu lasheegay Sharci daro oo Muqdisho ka socday.
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.01 seconds 28,900,383 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014