December 10 2018 05:56:21
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    War Far Xad leh:------ Garoonka Diyaaradaha ee magaalada Buula-barde oo maanta Dib Loo Furay..................
    News  wararka New Page 1
    Magaalda Buulaay ee Gobolka Hiiraan ayaa Maanta waxaaa gaaray Masuuliyiin ka tirsan Dowlada Soomaaliya kuwaas oo ka baxay Maagaalada Muqdisho.


    Sidoo kale waxaa tagay halaaksi Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumada Soomaaliya Wasiirka Caafimadka, Safiirka Soomaaliya ee Dalka Jabuuti iyo Saraakiil Ciidan, waxaana horey u joogay Buula-barde Masuuliyiin uu kamid yahay Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan Yuusuf Dabageed.



    Ujeedka ay halkaas u gaareen ayaa ah in dib loo-furo Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Buula-Barde oo mudo 25 sano ah kadib Maanta Diyaarad ka dagatay.


    Waxaa Garoonka Diyaaradaha ee Buula-barde dib u dhis ku sameysay Dowlada Jabuuti iyada oo Ciidamo ka socda Jabuuti ay ku sugan yihiin Dagmada Buula-barde.

    Garoonka ayaa Maanta xariga laga jarayaa waxaana ka dagtay Diyaaradii ugu horeysay Maanta taas oo waday Masuuliyiinta Dowlada Soomaaliya oo ugu horeeyo Wasiirka Amniga C/Risaaq Cumar Maxamed.


    Dhawaan ayaa wareegto kasoo Baxday Xafiiska Madaxweynaha Dowlada Soomaaliya Xasan Sh Maxamuud waxaa Magaalo Madax laga dhigay Buula-barde taas oo u noqoneysa Maamulka loo dhisayo Hiiraan iyo Jowhar lana yiraahdo
    Hiiraan Stale .
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.01 seconds 28,902,638 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014