December 10 2018 06:14:07
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    Dhageeyso:----Xildhibaan Mataan”Kenya waa lagula Xisaabtamayaa Duqeynta dadka Rayidka ah..................
    News  wararka New Page 1
    Xildhibaano ka tirsan Baarlaamnka Soomaaliya, Masuuliyiinta Gobolka Gado, iyo qeybaha kala duwam ee Ururadda Bulshada rayidka kuwaas oo kasoo jeeda Gobolka Gado ayaaa Maanta kulan ku yeeshay Magaalada Muqdisho waxaana kaga hadleen.


    Duqeynta Diyaaraha Ciidanka Kenya ay ka geysteen Gobolka Gado, oo ay ku dhinteen Dad Shacab ah halka kuwo kalana ay ku barakaceen, kadib Dagaalkii Al Shabaab ku qaadeen Ceel-cadde waxaa ay sheegeen in ay ka xun yihiin dhibaatada Dadka rayidka ah Kenya u geysatay iyo sida wax u dhaceen.

    Xildhibaan Cfitaax Nuur Mataan oo kasoo jeeda Gobolka Gado waxaa uu sheegay in Dowlada Kenya lagula Xisaabtamayo Dhibaatada ay geysatay, isaga oo intaaa ku daray Maandheydka Ciidanka AMISOM Soomaaliya ku joogaan aysan ku jirin in leyska duqeeyo meeshii ladoono.

    Sidoo kale Gudoomiyaha Gobolka Gado Axmed Buule ayaa tilmaay in ay haboon tahay in la kala saaro Dadka Shacabka ah iyo Shabaab, uuna ka xun yahay dhibaatadii gaartay Ciidanka Kenya dhalinyarada Gobolka Gado dhankooda waxaa ay sheegeen in Duqeynta Diyaaradaha Dagaalka Kenya ay geysteen Saameyn Xoogan ku yeelatay Gobolka Gado oo dhan, illaa hadana ay jirto Dad la’la yahay.
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.02 seconds 28,902,902 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014