December 10 2018 03:36:41
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    Somaliland oo 7 Cisho u qabatay in Degaanadeeda ay uga baxaan Dadka ka soo jeeda Koofurta Soomaaliya......................
    News  wararka New Page 1
    Wararka ka imaanaya Degaanada Maamulka Soomaaliland ayaa sheegaya in Dadka ka soo jeeda Gobolada Koofureed ee Soomaaliya lagu Amray in Soomaaliland ay uga baxaan Mudo 7 Cisho Gudahood ah islamarkaana Amarkaasi uu ka soo baxay Madaxda Maamulka Soomaaliland.


    Inkastoo aan la sheegin Sababta Dadka ka soo jeeda Koofurta Soomaaliya looga soo saarayo Degaanada Maamulka Soomaaliland ayaa haddana qaar kamid ah Dadkaasi waxaa ay Cabasho ka yihiin Amarka ka soo baxay Maamulka Soomaaliland.

    Qaar ka mid ah Dadka ka soo jeeda Koofurta Soomaaliya ayaa yiri”waxaan ka xun nahay Amarka Soomaaliland ka soo baxay ee ah in 7-cisho Gudahood ay uga baxaan Degaanada Soomalailand,anaga 7 Cisho kuma guuri karno oo Xitaa sanado kuma guuri karno waayo Hanti ayaanaga taalla Soomaaliland oo Maras ayaa naga joogta,waxaan Codsaneynaa Madaxda Soomaaliland in ay Arrintaasi”ayey yiraadeen Qaar kamid ah Dadka.

    Soomaaliland ayaa maalmahaan degaanadeeda ka waday Masaafurinta Qoomiyada Oromada ee degta Dhulka Itoobiya.
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.02 seconds 28,900,401 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014