December 10 2018 13:13:44
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh ayaa Doonaya in uu Shirka Madasha Qaran ee ka furamay Muqdsho lasoo gaba-gabeeya maanta.
    News  wararka New Page 1
    Waxaa maanta lagu wadaa in Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya lagu soo xiro Shirka Madasha Qaran ee lagu Go’aaminayo Nuuca Doorasho ee Dalka ka dhaceysa Dabayaaqada Sanadkaan.

    Madaxweynaha Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Shalay galab Shirkaan ka furay Madaxtooyada Soomaaliya,waxaana Goobjoog ka ahaa Hogaamiyaasha Soomaalida iyo sidoo kale Wakiillo Somalia.

    Sidoo kale waxaa Madaxtooyada Soomaaliya Xalay ilaa Saaka ka soconayay Kulamo gaar gaar ah oo ay leeyihiin Madaxda Dowladda Federaalka iyo kuwa Maamul Goboleedyada shirkaan ayaa waxaa uu Qorshahu yahay in laga soo Saaro War-murtiyeeed lagu heshiiyay Nuuca Doorasho ee Soomaaliya ka dhaceysa dabayaaqada Sanadkaan.
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.01 seconds 28,909,379 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014