December 10 2018 05:47:03
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    War Dag dag ah:---Qarax Goordhow ka Dhacay Magaalada Mudisho kaasoo sababay dhaawac......................
    News  wararka New Page 1
    Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax Goordhaw ka dhacay Magaalada Muqdisho kaasoo sababay qasaaro.

    Dad Goobjoogayaal ahaa ayaa inoo sheegay in Qaraxa uu ahaa bam -bada gacanta laga tuuro waxaana lala eegtay Fariisin ciidanka dawlada ay kusugnaayeen.

    Qaraxa ayaa ka dhacay Xeradii hore Ee Ciidanka Agoonta oo ku taalla Degmada Hodan Ee Magaalada Muqdisho waxaana ku dhaawacmay Seddex qof oo Shacab ah.

    Qaraxa kadib waxaa goobtaasi tagay Ciidanka Dowlada iyo maamulka degmada hodan iyadoona mas’uuliyiinta ay sheegeen in ay wadaan baaritaan ku saabsan falkaasi dhacay
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.01 seconds 28,902,451 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014