December 10 2018 05:47:49
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    War Naxdin uleh Kenya:-------Alshabaab oo Warqadp digniin ah ku daadiyay gudaha dalka kenya & Kenya oo ka hadashay ...........
    News  wararka New Page 1
    Dowladda Kenya ayaa ka digtay wareega waraaqo iyo fariimo ku aadan in Al-shabaab damacsan yihiin weerar ay ku qaadaan gobolka waqooyi bari Kenya gaar ahaan magaalada Mandera oo marar badan ay ka dhaceen weerar Shabaabku mas’uuliyadooda ay sheegteen.

    Guddoomiyaha Gobolka Mandheera Frederick Shisi, ayaa sheegay in qaar ka mid ah Hay’adaha aan Dowliga ahayn ay ee (NGOs) ay bilaabeeen in shaqaalahooda qaar ay kala baxaan deegaanada,iyagoo ka baqay iney weerar kala kulmaan Kooxaha islaamiyiinta,waxayna cabsida sii korortay markii farriimo nacayb lagu baahiyay baraha Bulshada ay ku xiriirto.

    Wuxuu sheegay in Hay’adaha NGOs shaqaalahooda kala baxeen deegaanada Banisa, Takaba iyo magaalada Mandera,oo dhamaantood ku yaala gobolka Waqooyi bari Kenya.

    Gudoomiyaha Mandera Mr Shisia ayaa sheegay in dagaalyahanada Al-shabaab,oo bishii la soo dhaafay daraasiin Ciidanka Kenya ku dilay Koonfurta Soomaaliya ayaa hada wada qorshe ay ku badalayaan istaraatijiyadooda dagaal,wuxuuna hahadlkiisa intaasi ki daray in Al-shabaab xilligan ay doonayaan in cabsi geliyaan shaqaalaha Hya’adaha aan Dowliga ahayn ee ka howlgala deegaanada gobolka Waqooyi Bari Kenya.

    Ciidamada Kenya ayaa feejignaan dheeri ah kaga jira weeraro kaga yimaada Al-shabaab,Booliskana waxay heleen gaaadiid dagaal oo casri ah kuwaasi oo loogu talagalay iney ka qeyb qaataan howlgalada ka dhan ah Al-shabaab.
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.02 seconds 28,902,474 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014