December 10 2018 03:36:22
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    War Culus:----Diyaaradaha Dagaalka ee Kenya oo Duqeymo xoogan ugu geeystay dad rayid ah ................
    News  wararka New Page 1
    Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubada Hoose ayaa sheegaya in Diyaaradaha Dagaalka ee Dalka Kenya ay duqeymo xoogan ka fuliyeen baro la sheegay in Al Shabaab ay ku leeyihiin Duleedka Magaalada Kismaayo.

    dad rayid ah ayaa sheegay in ay maqleen daryanka gantaalo xoogan oo Diyaaradahaasi Dagaalka ay ku garaacayeen Degaanka Berxaani oo 60Km u jirta Magaalada Kismaayo.

    Wararka ayaa sheegaya in Duqeyntaasi ay ka dhalatay khasaaro kala duwan inkastoo aan weli rasmi ah loo ogeyn maadaama Weerarkaasi xagga cirka ahaa uu halkaasi ka dhacay Xalay weerarkan ayaa imaanaya, iyadoo dhawaan Madaxweynaha Maamulka Jubaland Axmed Madoobe uu ku dhawaaqay in ay bilaabi doonaan howlgallo ka dhan ah Xarakada Al Shabaab.

    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.02 seconds 28,900,390 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014