December 10 2018 12:24:06
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    War Farxad leh:-----Diyaaradda Turkish Airlines oo maanta Muqdisho ka soo degatay ..............
    News  wararka New Page 1
    Diyaaradda Turkish Airlines oo Maalmihii la soo dhaafay aan ka soo degan Garoonka Diyaaradaha Aadan Cabdulle Cismaan Aadan Cadde Ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ay maanta ka soo degatay Garoonka Muqdisho.

    Diyaaradda Turkish ayaa Garoonka Muqdisho keentay Rakaab iyo sidoo kale Xamuul,waxaana ay meesha ka saareysaa Wararkii sheegayay in Diyaaradda Turkish Airlines ay Duulimaadkeedii u weecin doonto Degaanada Maamulka Soomaaliland,maadaama 2-dii bishaan Diyaaradda Daallo lagu Qarxiyay Soomaaliya gaar ahaan xilli ay ka duushay Garoonka Aadan Cadde,inkastoo Qaraxaasi uu Fashilmay.

    Mas’uuliyiinta Diyaaradda Turkish Airlines ayaa horay u sheegay in ka hor intii aan la Qarxin Diyaaradda Daallo ay Garoonka Muqdisho uga baaqdeen Cimilada Soomaaliya oo aan fadhin.

    Hayeeshee wali ma jirto wax war ah oo wali ka soo baxay Maamulka Shirkadda Turkish oo ku aadan Dib u howlbilaabida Duulimaadkii Garoonka Diyaaradaha Magaalada
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.02 seconds 28,908,568 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014