December 10 2018 12:24:48
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    Dowladda Soomaaliya, ayaa markii ugu Horreysay ka Mamnuucday in gudaha dalka laga akhristo ama laga daalacdo qaar ka mid ah Shabakadaha Internet-ka ee Soomaaliga wax ku qora.
    News  wararka New Page 1


    Dowladda Soomaaliya, ayaa markii ugu Horreysay ka Mamnuucday in gudaha dalka laga akhristo ama laga daalacdo qaar ka mid ah Shabakadaha Internet-ka ee Soomaaliga wax ku qora.

    Amar kasoo baxay Xafiiska Xeer-ilaaliyaha guud ee Qaranka, Dr. Axmed Cali Daahir ayaa lagu Mamnuucay in gudaha Somalia laga akhristo 35 Website oo ay Dowladda Somalia ku eedeysay inay tabiyaan warar intooda badan loog talo-galay in dadka lagu jah-wareerinayo.

    Website-yadaan la xanibay ayaa haddii la furo waxay kuusoo saarayaan qoraal Ruuxii furta loogu shieegayo in Shabakadaan la xadiday, Waana markii ugu horreysay oo ay Dowladda Somalia xayiraad saarto shabakado laga akhristo gudaha dalka.

    Ugu dambeyn, Tallaabadan ayaa waxay imaanaysaa kaddib markii bishii November,2015-kii ay Dowladda Federaalka Somalia ku dhawaaqday inay xannibaado saarayso 35 ka mid ah Shakahadaha ama Website-yada wax ku tabiya Afka Soomaaliga
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.01 seconds 28,908,584 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014