December 10 2018 12:35:11
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    Diyaradaha dagaalka Kenya ayaa maanta duqeymo waxa ay ka geysteen deegaanno ku dhow dhow degmada Garbahaareey ee Gobolka Gedo.
    News  wararka New Page 1
    Diyaaradaha dagaalka Kenya ayaa illaa 4 Gantaal ku dhuftay deegaanka Tuulo Barwaaqo oo qiyaastii 20 km u jira degmada Garbahaareey sida uu u xaqiijiyay Idaacadda Shabelle ee Magaalada Muqdisho Guddoomiye ku xigeenka dhinaca arrimaha Bulshada Garbahaareey Aadan Siraad Max’ed.

    Ma cadda khasaaraha ka dhashay duqeymahaasi hayeeshee waxa ay ku soo beegmayaan xilli maalmihii la soo dhaafay Kenya ay sheegeysay howlgallo ay ka sameeyeen Jubbooyinka iyo Gedo ay ku dileen Dagaalyahanno iyo Hoggaamiyayal ka tirsanaa Al Shabaab.

    Kenya oo diyaaradaheeda la rumeysan yahay in ay fuliyeen duqeymahaasi weli kama hadlin iyadoona Al Shabaab oo ahaa Bartilmaameedka iyaguna aysan wax war ah ka soo saarin.
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.02 seconds 28,908,750 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014