December 10 2018 04:07:37
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    Ahlusunna oo diiday inuu Guriceel iyo Dhuusamareeb tago Siyaasi Axmed Cabdi Salaan..............
    News  wararka New Page 1
    Wararka ka imaanaya Gobolada Dhexe ee Dalka Soomaaliya ayaa sheegaya in Maamulka Gobolada Dhexe ee Ahlusunna ay diideen Wafdi uu Hogaaminayo Siyaasi Axmed Cabdi Salaan Xaaji aadan Magaalooyinka Guriceel iyo Dhuusamareeb.


    Axmed Cabdi Salaan oo ay weheliyaan Odayaal kuna sugan Magaalada Muqdisho ayaa u duuli rabay Gobolada Dhexe si uu u tago Dhuusamareeb iyo Guricee midkood,balse Ahlusunna ay diiday Socdaalka Axmed Cabdi Salaan.

    Wararka ayaa sheegaya in Garoomada ku yaalla Magaalooyinka Guriceel iyo Dhuusamareeb ay Ahlusunna geyeen Ciidamo aad u badan si loo diido Wafdiga Axmed Cabdi Salaan uu Hogaaminayo illo ku dhaw dhaw Wafdiga Axmed Cabdi Salaan Xaaji Aadan ayaa noo sheegay in Ujeedka socdaalkoodu uu san aheyn mid Siyaasadeed,balse ay u socdaan Degaanada ay u dhasheen.
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.01 seconds 28,900,924 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014